14155341257 admin@barashadadiinta.com

Waxaad sheegtaa magacyada xayawaankada ee suuradaha Qur’aanka ku jiraan waa kuwan?

DWQA QuestionsWaxaad sheegtaa magacyada xayawaankada ee suuradaha Qur’aanka ku jiraan waa kuwan?
admin Staff asked 11 months ago

Magacyada xayawaanka ee suuradaha quraanka ku jiro waxaa ka mid ah:

  • Al-Baqara (Saca)
  • An-Naxal (Shinnida)
  • An-Namal (Quraanjada)
  • Al-Cankabuut (Caarada)
  • Al-Fiil (MAroodiga).