14155341257 admin@barashadadiinta.com

Single Blog Title

This is a single blog caption

Muxuu kuu hayaa Machadku

WAXAA LOOGU BUSHAARAYNAYAA BULSHO WAYTA SOOMAALIYEED MEEL KASTA OO AY DUNIDA KA JOOGAAN IYO DAAFAHA CAALAMKA INUU UDIYAARIYAY MACHADKA BARASHADADIINTU. DURUUS CASRIYEEYSAN OO LAGUUGU DHIGI DOONO ONLINE MARKASTA IYO MEELKASTA OO AAD JOOGTID XITAA HADAAD SAFAR GASHO WUU KULA SOCONAYAA HADABA HADAAN KUU SHARXO XIISADAHA AMA CASHARADA LAGUU DHIGI DOONO HADII ALLAHA YIDHAAHDO WAA SIDAN SOO SOCOTA WAXAA LA GUU DHIGI DOONAA…

SIDA QUR.AANKA KARIIMKA AH IYO HIGAADA CARABIGA IYO TAJWIIDKA AMA SIKALE HADAAN U SHEEGO QURXINTA QURAANKA IYO KHADKA CARABIGA IYO CAQIIDADA TOOSAN EE ISLAAMKA INTAASI WAA TEERAMKA HORE SIDOO KALE WAXAA JIRI DOONA KUTUB KALE SIDA KITAABKA SALAADA KA HADLAYA SIIRADA NABIGA SCW XADIISUL ARBACIINKA IYO KUWA LAMIDA

 KU SOO DHAWAAW QADARONLINE

Call free +97455155891 

 skype:machadqadar114   Local:+252634022305 

3 Responses

Leave a Reply